Kishore Kumar Hits

Khaalid Kaamil - Cajabay lyrics

Artist: Khaalid Kaamil

album: Cajabay


Sidii dayaxaa cirkoo intuu xidigahaa
Cawees ee sheeko qaateen
Cajabay quruxdada yaaba
Cajabay quruxdaa yaabay
Cajabay quruxdaada oo
Cajabay quruxdaada yaabay
Cajabay quruxdaada yaabay
Sidii dayaxaa cirkoo intuu xidigahaa
Cawees ee sheeko qaateen
Cajabay quruxdada yaaba
Cajabay quruxdaa yaabay
Cajabay quruxdaada oo
Cajabay quruxdaada yaabay
Cajabay quruxdaada yaabay

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists