Kishore Kumar Hits

Khaalid Kaamil - Sadia lyrics

Artist: Khaalid Kaamil

album: Sadia


Dagani ruux lagu maneestay
Dadnimo ruux laguu majeedhtoo
Da,deeduna markee yareednaa
Duruusta la baray diintiyo aqlaaqdaa
Dagani ruux lagu maneestay
Dadnimo ruux laguu majeedhtoo
Da,deeduna markee yareednaa
Duruusta la baray diintiyo aqlaaqdaa

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists