Kishore Kumar Hits

Khaalid Kaamil - Waraaq Ku Qor Oohintaada lyrics

Artist: Khaalid Kaamil

album: Waraaq Ku Qor Oohintaada


Dharaar walwal uu ku fuulay
Walcaayadu waa culeese
Waayaha ha ku heesan labtee
La qeebso walaal dhibkaa
La qeebso oo ila qeebso walal dhibkaaga
Dharaar walwal uu ku fuulay
Walcaayadu waa culeese
Waayaha ha ku heesan labtee
La qeebso walaal dhibkaa
La qeebso oo ila qeebso walal dhibkaaga

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists