Kishore Kumar Hits

Khaalid Kaamil - Xubigu Waa Sii Siyaaday lyrics

Artist: Khaalid Kaamil

album: Xubigu Waa Sii Siyaaday


Markuu xasidkii wax sheegay
Xubiga wuu sii siyaaday
Markuu xasidkii wax sheegay
Xubiga wuu sii siyaaday
Xanteenu markee fogaatay
Xaqiiq isu soo dhawaanay
Markuu xasidkii wax sheegay
Xubiga wuu sii siyaaday
Markuu xasidkii wax sheegay
Xubiga wuu sii siyaaday
Xanteenu markee fogaatay
Xaqiiq isu soo dhawaanay

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists