Kishore Kumar Hits

Hassan Aden Samatar - Labein lyrics

Artist: Hassan Aden Samatar

album: Asma


Waa qalanja yaabloo
Qurux iyo ilaah baa
U dhameeyey qyr
Kor markaan u eege
Qac ondhaha ku siiya
Qunbacdaa jacayl
Ileyn wey qarsoonayd
Alla igama qaadan
Qalbi nuura iidaa
Qaabkii suleekhaa
Sida eebe kuu qaoray
Uu kuu qotomiyaa
Caashaqa ka qaadee
Kor markaan u eege
Qac ondhaha ku siiya
Kalgacayl iqariyaa
Alla igama qaadan
Qalbi nuura iidaa

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists