Kishore Kumar Hits

Yurub Geenyo - Hawaawi lyrics

Artist: Yurub Geenyo

album: Yurub Geenyo


Labteeda wuxuu harsaday
Habeenkii doonistoo
Hurdada dadka kalee u furan naftaani ma haweesatoo
Hagaag hagaag hagaag uma seexatoo
Labteeda wuxuu harsaday
Habeenkii doonistoo
Hurdada dadka kalee u furan naftaani ma haweesatoo
Hagaag hagaag hagaag uma seexatoo

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists