Kishore Kumar Hits

Yurub Geenyo - Duflaal lyrics

Artist: Yurub Geenyo

album: Duflaal


Haduu ruux daacad yahay jacylkuna dardaro
Sideedana u dagdagoo (mhh)
Haduu ruux daacad yahay jacylkuna dardaro
Sideedana u dagdagoo
Duflaal baa loo yaqaan
Wabiyo wabin uu dagiyoo
Duflaal baa loo yaqaan
Wabiyo wabin uu dagiyoo

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists