Kishore Kumar Hits

Yurub Geenyo - Heesta Hooyo lyrics

Artist: Yurub Geenyo

album: Heesta Hooyo


Noloshaaba bilowgeed
Cilmi cilmi garaasheed barta laga helaa
Bar bar hooyaa booyaa hooyo
Bar bar hooyo weeyaan
Baxnaandii naftaydaay
Cadki aan ka beermaay
Xasuustaadu igu badan
Xisa haaga bogan waaye
Xasuustaadu igu badan
Xisa haaga bogan waaye
Baxnaandii naftaydaay
Cadki aan ka beermaay
Xasuustaadu igu badan
Xisa haaga bogan waaye
Xasuustaadu igu badan
Xisa haaga bogan waaye

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists