Kishore Kumar Hits

Maxamed Bk - Xaasidku Waa Darajadaa lyrics

Artist: Maxamed Bk

album: Nolosha


Duruufu weey dhacaan (dhacaan)
Waqtigu wuu isdaba maraa (maraa)
Adoo daryeesha sharaf
Ku dhimo magaciyo dadnimo (ala)
Duruufu weey dhacaan (dhacaan)
Waqtigu wuu isdaba maraa (maraa)
Adoo daryeesha sharaf
Ku dhimo magaciyo dadnimo

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists