Kishore Kumar Hits

Maxamed Bk - Naruuro lyrics

Artist: Maxamed Bk

album: Aduunyo (Deluxe)


Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Iga daa nafteeday
Hadalada naca beerka
Ma anaa nal kuu baxay
Dam ka siiyay naaqusay
Dam ka siiyay naaqusay
Ma anaa ma anaa naq iyo roob
Kula labaad leh kaa raray
Idarkii jaceeylki jaceylkii
Ma anaa
Ma anaa ma anaa ninkii baray ninkii baray
Ka naqeestay qeerkee
Manaa

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists