Kishore Kumar Hits

Xariir Ahmed - Daruuro lyrics

Artist: Xariir Ahmed

album: Dhulkeena


Sida dahab ku lumay mee duunyadu daruuro
Adigeey ku day dayi
Inta dunidaa joogtee
Dooqeygaa noqotee
Dad miyaad u qeebsami
Sida dahab ku lumay mee duunyadu daruuro
Adigeey ku day dayi
Inta dunidaa joogtee
Dooqeygaa noqotee
Dad miyaad u qeebsami
Dhulku kala wanaagsan
Dadku kala wanaagsan

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists