Kishore Kumar Hits

Xariir Ahmed - Ana Dhinaacaaga Tagan lyrics

Artist: Xariir Ahmed

album: Ana Dhinaacaaga Tagan


Dhibaato hadaa dareento
Anaa dhinacaaga taagan
Hadaad iga yara dhaaqdaa
Anaa kuu soo dhawaadaa
Dhibaato hadaa dareento
Anaa dhinacaaga taagan
Hadaad iga yara dhaaqdaa
Anaa kuu soo dhawaadaa
Dharaartaa iga carootaa
Anaa dhuunigaa ka soomaa
Habeenka dhunyaasho
Anaa dhafro oo seexan

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists