Kishore Kumar Hits

Nimcan Hilaac - Baaq lyrics

Artist: Nimcan Hilaac

album: Dookh Album


Dulmiga iyo dhibaatada
Dambiyadii lakalagalay
Inta daarta aaqiro
Daadraacada hadiimo
Nabarada damqaayo iyo
Xaduudaha a Kala tagay
Aan daweeyno
Aan daweeyno bogtaa
Aan daweeyno
Aan daweeyno bogta

Поcмотреть все песни артиста

Other albums by the artist

Similar artists